editor
Maraykanka oo Puntland ku bogaadiyay la dagaallanka Daacish iyo sugidda ammaanka...
Sabti 20 Sep 2025 {CBB}– Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Riley, Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee ka howlgala Afrika, Major General Claude Tudor, iyo Taliyaha Hawlgalka gaarka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay Xiddigta Caalamiga ah ee Feerka, Ramla Cali?
Sabti 20 Sep 2025 {CBB}–
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Marwo Ramla Cali, oo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo Furitaanka Kalfadhiga 7aad...
Sabti 20 Sep 2025 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah uga codsaday hoggaanka Baarlamaanka in dib loo dhigo furitaanka...
Ilhaan Cumar oo Jawaab kulul siisay Madaxweyne Trump oo wax ka...
Sabti 20 Sep 2025 {CBB}–Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka warcelisay weerarrada siyaasadaysan ee uga imaanaya Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump iyo xubnaha taageersan oo...
Maxay looga hadlay kulan dhaxmaray Cali Balcad & Ted Cruz?
Sabti 20 Sep 2025 {CBB}– Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in uu kulan la yeeshay Senator Ted Cruz...
Xasan Sheikh:Oo Sheegay 10 Milyan oo haysta baasaboorka Soomaaliya, waala saxayaa...
Jimco 19 Sep 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in baasaboorka Soomaaliya ay haystaan in ka badan 10 milyan oo qof, kuwaas...
Deni oo qaadaya tallaabooyin uu u arko in uu ku gaari...
Jimco 19 Sep 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xoogga saaraya qorshaha uu ku saldhigayo musharraxnimadiisa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sida...
Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha...
Khamiis 18 Sep 2025 {CBB} Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha Caalamiga...
Hoolka Shirarka Dowlada Hoose Baydhabo Oo Xariga Laga jarey
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB}Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa lagu Kordhiyay Hool cusub oo loogu talagalay in lagu Xoojiyo Nidaamka Maamulka Degmada iyo Shirarka Maamulka...
Kulan looga hadlay Arimaha Xasilinta Deegaanka Oo Baydhabo Lagu qabtay.
Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB} Wasaaradda arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo kuqabatey kulan looga hadlayey arimaha xasilinta iyo Kaalinta horumarinta...













