Tuesday, March 3, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2409 POSTS 0 COMMENTS

Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo dhinaca difaaca oo lala saxiixday dalalka...

0
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay heshiisyo difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka Urdun, Qadar iyo Pakistan. Kulanka toddobaadlaha ee Golaha...

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay shir u dhaxeeya Carabta...

0
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7-aad ee Carabta...

Imaaradka Carabta iyo Suudaan oo taageero ka raadinaya Soomaaliya ka hor...

0
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Iyadoo dhawaan la filayo inuu qabsoomo shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soconaya dadaallo ay wadaan Madaxda dalalka...

Soomaaliya iyo Kazakhstan oo yeeshay xiriir diblumaasiyadeed oo rasmi ah

0
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Kazakhstan ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah u yeesheen Xiriir diblumaasiyadeed, sida lagu sheegay bayaan...

Maxeey ka Wada hadlen Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Jabuuti.

0
Khamiis 28 Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha...

R/wasaare Xamsa oo tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong,...

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong oo...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay laamiga Kalabayr ee Boosaaso.

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka laamiga dheer ee deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari xiray, iyaga oo ka...

Kenya oo sheegtay in la dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab.

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Shan xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay gelinkii dambe ee Talaadada kadib markii ay ciidamada gaarka ah ee...

Taliye Sahal iyo Taliyaha ciidanka Xerada Turkisom oo tagay Gobolka Shabeelada...

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar iyo Jeneraal Sebahattin Kalkan taliyaha Ciidanka Turkiga ee fadhigoodu...

NISA oo sheegtay in horjoogayaal iyo maleeshiyaadkooda ku dishay Galgaduud iyo...

0
Arbaco, 27 Aug 2025 {CBB}Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa sheegay in duqeymo qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka saaxiibada caalamiga ah...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe