editor
Magaalada Garbahaarey oo laga mamnuucay in hub ku dhex qaataan Ciidamo...
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Amar kasoo baxay taliska guutada 10aad ee Ciidanka Xoogga Dalka fadhigiisuna yahay Gobolka Gedo waxaa Ciidamada lagu faray awaamiir...
Putin & Trump oo heshiis ku gaari waayay soo afjaridda Dagaalka...
Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Wadahadal socday in ka badan 3 saac oo dhexmaray Madaxweyneyaasha Maraykanka Donald Trump iyo Kan Ruushka Vladimir Putin ma...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Jimco 15, Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo safar dibadda ah ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay...
Munaasabadda lagu maamuusayay Aasaaska Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay
Jimco 15, Aug 2025 {CBB}Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka dhacday munaasabad lagu maamuusayay aasaaska Maamulkaas oo ku beegan 14ka Agoosto, waxaa ka...
Putin & Trump oo maanta kulmaya, Zelensky oo diidan in qayb...
Jimco 15, Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta la kulmaya dhiggiisa Maraykanka Donald Trump si ay uga wada xaajoodaan colaadda waqtiga dheer...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda?
Khamiis 14, Aug 2025 {CBB}Kulan ay magaalada Muqdisho Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, iyadoo warbixinno looga dhageystay...
Shir Muqdisho uga socda Xubnaha Mucaaradka ee Madasha Samatabixinta
Khamiis 14, Aug 2025 {CBB}Waxaa magaalada Muqdisho ka socda kulan ay leeyihiin xubnaha Mucaaradka ee lagu magacaabo golaha samatabixinta, kaasi oo ay uga hadlayaan...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku fulisay saddex katirsanaa AS
Khamiis 14, Aug 2025 {CBB} Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku fulisay xukun dil toogasho ah saddex nin oo lagu...
Isgoyska Tarabuunka oo ka dhacay dagaal xoogan
Khamiis 14, Aug 2025 {CBB} Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo maleeshiyo hubeysan ku dhex maray aaga...
Saddex gabdhood oo kaalimaha u horreya ka galay Imtixaanka Dugsiga Dhexe,
Khamiis 14, Aug 2025 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhexe ee sannadkan, iyadoo kaalmaha ugu sarreeya ay...













