editor
Ra’iisul wasaare ku xigeen DFS oo codeeyay doorashada qof iyo codka...
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee maanta u codeeyay doorashada...
Madaxweynaha DFS oo codeeyay doorasho qof iyo cod ah
Khamiiis 25, Dec 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta coddeeyay doorashada qof iyo codka ah ee maanta ka socota...
DED DEG:- Madaxweyne Laftagareen Oo Baaq Ka Soo Saaarey Xaaladaha La...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool,...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Koonfur Galbeed, ayaa Degmada Xudur ka dhagax-dhigay...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Isaag Ali Subag ayaa dhagax-dhigay Xarunta Satelite-ka Cilmi-baarista Beeraha ee Koonfur...
Xabsi daa’in lagu xukumay Nin la sheegay in ‘AS’ Dhaqaale badan...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Xukun madaxaa haku furto ah ayaa lagu ridday Cholo Cabdi Cabdullaahi oo 35 jir ah una dhashay Kenya kuna eedeysan...
Shan Xaqiiqo oo ku saabsan Doorashada Khamiista
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Muqdisho waxaa berri ka dhacaysa Doorashada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay ku loolamayaan 20 urur Siyaasadeed oo...
Ruushka oo qabsaday magaalo hor leh oo aad loogu dagaalamay
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Ciidamada Ukraine ayaa isaga baxay bariga magaalada Siversk ee ay xiisaddu ka taagan tahay, iyadoo Ruushku uu sii wado joogteynta...
Dowlada Iran oo loogu baaqay in aysan toogasho ku fulin haweeney
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB} Qaramada Midoobay iyo 400 oo haween caan ah ayaa ugu baaqay Iran inay joojiso xukunka dilka ah ee lagu xukumay...
Masuuliyiin hore ee guddiga Midowga Yurub oo loo diiday fiisaha Maraykan...
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB}Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay fiisaha u diidi doonto shan qof oo uu ku jiro guddoomiyihii hore...
Howlgalka AUSSOM oo mudo sanad loo kordhiyay
Arbaco 24, Dec 2025 {CBB} Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sanad u kordhiyay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo AUSSOM, waxa uu...













