editor
Saraakiil ka socota Masar oo AUSSOM & DFS kala hadlay goobaha...
Isiin , September 1, 2025{CBB}Saraakiil Militari oo ka socota Dowladda Masar ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiisha ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo...
Maxkamadda CQS oo toogatay Rag lagu eedeeyay in ay dilal ka...
Isiin , September 1, 2025{CBB}Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa aroornimadii hore ee maanta dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo sidoo kale...
Safwaan Halac oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada...
Isiin , September 1, 2025{CBB}Fannaanka Da’da yar ee Safwaan Xasan Aadan oo ku magac dheeraa (Safwaan Halac) ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya u yeertay
Axad 31, Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay u yeertay danjirayah Itoobiya ee Soomaaliya Suleiman Dedefo Woshe...
Xubnaha Mucaaradka oo eedeyay Dowladda Federaalka
Axad 31, Aug 2025 {CBB}Shir jaraa’id oo ay magaalada Muqdisho ku qabteen Xubnaha Mucaaradka ee Madasha Samatabixinta ayaa waxaa ay kaga hadleen Xaaladda guud...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka Itoobiya?
Axad 31, Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar kula yeeshay Safiirka Cusub ee...
Kulan Looga Hadlaayay Imaashaha Ciidamada Masar oo ka dhacay Xarunta Wasaarada...
Axad 31, Aug 2025 {CBB} Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho kula kulmay u qeybsanaha Difaaca Dalka Masar
Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E....
Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay hoggaanka cusub ee maamulka Waqooyi bari?
Axad 31, Aug 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen...
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis kala saxiixday
Axad 31, Aug 2025 {CBB} Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Sabtidii qaaday tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirkooda laba-geesoodka ah, kadib markii ay labada...
Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay hoggaanka cusub ee maamulka Waqooyi bari?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo...












