Sunday, April 26, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2716 POSTS 0 COMMENTS

Maamulka Puntland oo qiratay inuu Xasan Sheekh kaga guuleystay…

0
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Puntland,...

Muungaab oo ku dhowaaqay go’aan cusub ,

0
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB} Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta dhagax-dhigay dhismaha waddo laami ah oo laga...

DFS oo soo bandhigtay ciidan loo diyaariyay dib u xureynta degmada...

0
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB} Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa wada abaabulka qorshe culus oo ay ku dooneyso iney markale dib kula wareegto gacan ku heynta...

Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

0
Sabdi 02 Agoosto 2025 {CBB} Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag...

Gobolka Banaadir oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal.

0
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB}Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000,...

Madaxweyne Deni oo ka digay Colaadda Gedo.

0
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB}Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso dagaallada ay ka waddo gobolka Gedo, isagoo...

Israel oo la baxday diblomaasiyiintii ka joogtay Imaaraadka.

0
Jimco 01 Agoosto 2025 {CBB} Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; “ Shidaalka aad bixisaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF ayaa maanta iska diiwaan geliyay Degmada...

0
Khamiis  31 July 2025{Cbb}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaaladda Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ka daahfuray hanaanka...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay xiisadda ka taagan degmada Balad-Xaawo ee...

0
Khamiis  31 July 2025{RC}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda ayaa ka  hadlay xiisadda maalmihii u dambeeyay ka taagnayd magaalada Balad-Xaawo ee...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS ayaa kulan la qaatay Qeybaha kala duwan...

0
Khamiis  31 July 2025{RC} Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Xudur...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe