editor
Sawiro;-Degmada Bardaale ee Gobalka Baay ayaa ka Dhacay Shir...
Axad 13, April-2025 {CBB} –Gudoomiyaha Degmada Berdaale Mudane Maxamed Isxaaq Xasan (Carcase) ayaa shir gudoomiyey shir ay qeyb ka ahaayeen hay’adaha Amniga oo ugu...
Sawiro;-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada GKS Oo kulan muhiim...
Axad 13, April-2025 {CBB} –Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Gobaleedka KGS Mudane Said Ahmed Ali ayaa kulan muhim ah la qaatay Madax...
Ra’iisul-wasare Xamza oo kulan gaar-gaar ah la yeeshay Isimada SSC-Khaatumo.
Axad 13, April-2025 {CBB} – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo.
Kulanka...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu toogtay dalka Koonfur Afrika.
Axad 13, April-2025 {CBB} – Waxaa xalay nin hubeysan oon wali heybtiisa la garan, ayaa magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ku toogtay muwaadin Soomaaliyeed...
Dowladda Turkiga oo diyaarisay Markabkii Qodi laha shidaalka Soomaaliya.
Axad 13, April-2025 {CBB} – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta dultagay Maraakiibta loo...
Dab Xoogan oo ka kacay gudaha xarunta madaxtooyada Dalka Sierra Leone.
Axad 13, April-2025 {CBB} – Dab ayaa ka kacay Sabtidii gudaha xarunta madaxtooyada Sierra Leone ee ku taalla bartamaha magaalada Freetown, sida ay sheegeen goobjoogayaal...
Madaxwayne Xasan Shiikh oo Shaaciyay Ujeedka safarka RW Xamse ku tagay...
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Raisal wasaarihiisu u tegay Magaalada Laascaanood sidii uu xal nabaddeed ugu raadin...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {12.04.2025}
Sabtii , 12 Abriil 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa...
Ukraine iyo Soomaaliya oo Sheegay in ay Yeesheen Xiriir Diblomaasiyadeed
Sabti 12, April-2025 {CBB} –Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ukraine Amb. Andrii Sybiha, iyaga...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaarey magaalada Laascaanood
Sabti 12, April-2025 {CBB} – Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhow gaarey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo ay boqolaal...













