Friday, October 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3694 POSTS 0 COMMENTS

Boqollaal qof oo Nolol iyo Geeri lagu la yahay daadad ka...

0
Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}Kooxaha gurmadka degdegga ah ee Indonesia ayaa weli wada baadi-goobka ugu yaraan 400 qof oo la sheegay in la waayay,...

Weerar lagu laayay Caruur oo ka dhacay Mareeykanka.

0
Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}Ugu yaraan afar qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ayaa lagu toogtay laguna dilay xaflad qoys oo ka...

Raysal wasaaraha Israa’iil oo La Maxkamadeeynayo.

0
Isniin, 1 Dec, 2025 {CBB}  Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka codsaday madaxweynaha dalkaas, Isaac Herzog, inuu cafis uga fidiyo kiisaska musuqmaasuqa ee...

Koofur Galbeed oo DFS ka dalbatay in loo gacan geliyo Xildhibaan...

0
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga codsaday dowladda dhexe in ay u soo gacan geliso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, kaasi...

Dowlad Gobaleedka Puntland oo adkayneysa hubinta Dadka safraya ee ka...

0
Axad , 30 Nov, 2025 {CBB}Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay qaadayso tallaabooyin lagu adkaynayo hubinta Dadka safraya ee da’doodu ka yar tahay...

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Eretareeya & Madaxa ugu sarreeya Suudaan?

0
Axad , 30 Nov, 2025 {CBB}Magaalada Port Sudan oo ay ku shaqeyso Xukuumadda waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dalka Eretareeya Isaias Afwerki, waxaa...

Madaxweyne African ah oo Dalkiisa ka Cararay.

0
Axad , 30 Nov, 2025 {CBB} Madaxwaynihii la afgembiyay ee dalka Guinea-Bissau Umaro Sissoko Embalo ayaa gaaray dalka ay jaarka yihiin ee Senegal, sida...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo Go’aan ka Gaareeysa Kiiskii Dilka Hooyo iyo...

0
Axad , 30 Nov, 2025 {CBB} Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta markale u fariisanaysa dhageysiga dacwadda racfaanka ee loo haysto rag lagu eedeeyay dilka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan Maroco u i mid iskaashi”

0
Axad , 30 Nov, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo caawa kulankii xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee Boqortooyada...

Ilhaan Cumar oo War Cusub Kasoo Saartay Askar Mareykanka looga dilay...

0
Sabtii 29, Nov  2025 {CBB}Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareyska Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii toogashada ahaa ee Arbacadii ka dhacay magaalada Washington...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe