editor
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan
Khamiis 27, Feb 2025 {CBB} – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Maxeey ku Soo Arkeen waddooyinka Caasimada. Wasiir Fartaag iyo Gudoomiye Amiir.
Khamiis 27, Feb 2025 {CBB} Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho...
Maxkamadda G/Banaadir ayaa bilaawday dhageysiga 7 Eedeysanayaal loo heesto Tahriibinita...
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof, kuwaasoo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud...
Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo Kooram la’aan u baaqday
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in fadhiga labaad ee kalfadhiga...
Wasiirka Awqaafta XFS oo Safiirka Norway ka hadlay Dagaalka Afkaaraha...
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim...
RW Itoobiya Abiy Ahmed oo kusoo wajahan Magaalada Muqdisho
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in uu Magaalada Muqdisho soo gaaro berri sida ay xaqiijiyeen ilo ku...
Tirada MASAR iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey.
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isku afgartay tirada dalalka looga qoondeeyey ciidamada hawlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM),...
R/W XAMZA oo Fariin Culus udiray Ciidamnada Xooga iyo Kuwa Degaanka.
Arbaco, 26 Feb, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ballan qaaday in uu sii wadi doono howlgallada milatari ee ka dhanka ah...
Madaxweynaha Mareykanka iyo Madaxweynaha Faransiiska oo Washington ku kulmay.
Talaado 25,Feb-2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay, inuu ku dhow yahay inuu heshiis la galo Ukraine iyo Ruushka si loo soo afjaro...
Dowladda Soomaaliya oo kala hadashay Sacuudiga Soomaali badan oo dil lagu...
Talaado 25,Feb-2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS ee Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka dowladda Sucuudiga u...













