editor
DF oo qaadi karta Seddex talaabo oo ay ku Cadaadineyso Kenya.
Talaado 15 July 2025 {CBB} Siyaasadda Kenya ee la baahiyay ee ku saabsan fiisooyinka laga dhaafay dadka dalalka Afrika ayaa abuuray xiisado diblomaasiyadeed oo ka...
Maxay tahay Sababta loo tarxiilay Soomaalidii laga soo dejiyey Muqdisho.
Talaado 15 July 2025 {CBB} Diyaarad gaar ah oo ka soo baxday shalay gelinkii dambe garoonka diyaaradaha Leipzig ayaa sideed qof oo Soomaali ah...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Qaatay Kaarka Codbixiyaasha
Axad 14 July 2025 {CBB} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaatay kaarka codbixiyaha ee doorashooyinka qof...
Dowladda Soomaaliya oo tacsi la wadaagtay dowladda Nigeria
Isniin 14 Jully 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Madaxweynihii hore ee...
Shirka ka socda Laascaanood oo galay maalintii labaad iyo doodo culus
Isniin 14 Jully 2025 {CBB}Shirka dhammaystirka dhismaha maamul goboleedka SSC KHATUMO oo ka furmay magaalada Laascaanood ayaa galay maalintiisii labaad maanta, iyadoo ajandayaasha muhiimka...
DFS oo Golaha Ammaanka uga Hadashay Yemen iyo Xaaladda Gobolka
Isniin 14 Jully 2025 {CBB} Soomaaliya oo ku hadleysay magaca waddamada la isku yiraahdo A3+ (Aljeeriya, Guyana, Sierra Leone, iyo Soomaaliya) ayaa warbixin ka...
Soomaali laga soo tarxiilay Jarmalka oo laga soo Dajiyey Muqdisho.
Isniin 14 Jully 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Soomaali gaareysa 8 ruux oo laga soo tarxiilay gudaha dalka Jarmalka, kuwaasi...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Nigeria
Isniin 14 Jully 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Madaxweynihii hore ee Nageria,...
Maamulka Galmudug oo sheegtay in ay hayaan xogta dad ku howlan...
Axad 13,July ,2025 {CBB} Waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug laga sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga, kaasi oo uu hoggaaminayey Ku-simaha Duqa...
Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Iman Karto PSG Final-ka Club World...
Axad 13,July ,2025 {CBB} Kooxda Chelsea ayaa isku diyaarinaysa Final-ka tartanka Club World Cup-ka oo ay la ciyaari doonto kooxda PSG kulan ka dhacaya maraykan.
Blues...













