Tuesday, October 20, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3675 POSTS 0 COMMENTS

“Warsaxaafadeed”MW Xasan Sheekh oo aqbalay in lagala hadlo doorashooyinka iyo Dastuurka.

0
Arbaco 25 June 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka isaga oo la shiray Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, kaas oo...

Iran oo Basaasiin Israel daldashay

0
Arbaco 25 June 2025 {CBB} Wakaalada wararka ee dalka Iran ayaa sheegtay, in Iran ay daldashay saddex nin oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Israel. Wakaalada...

Shiinaha Oo Soomaaliya ka Caawinayo Dagaalka AS.

0
Arbaco 25 June 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Shiinaha...

maxay yahiin Diyaaradaha iyo hubka Dowlada Turkiga keentay Soomaaliya.

0
Arbaco 25 June 2025 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa markale dalka keentay diyaarado dagaal iyo qalab militari, kuwaas oo loogu talagalay xoojinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka...

Israa’iil oo Iran ku eedaysay inay jabisay xabbad-joojinta, wacadna ku martay...

0
Talaado 24 June 2025 {CBB}Wasiirka difaaca Israa’iil, Israel Katz, ayaa hadda soo saaray bayaan, isagoo sheegay in uu amar ku siiyay ciidamada difaaca Israa’iil...

Ingiriiska ma qarka ayuu u saaran yahay inuu galo dagaalka u...

0
Talaado 24 June 2025 {CBB} Sannadkii 2003-dii, Britain ayaa ku biirtay ololihii aadka loogu muransanaa ee uu Maraykanku hoggaaminayey ee ka dhanka ahaa Ciraaq, iyada...

Madaxweyne Trump “Xabbad joojintu waa ay hirgashay”

0
Talaado 24 June 2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa X ku soo qoray “Xabbad joojintu waa ay hirgashay, Fadlan ha ku xad-gudbin” dhinaca kalle Dowladda...

Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada KGS ayaa hambalyo Ciidanka Koonfurgaleed...

0
Isniin 23, June 2025 {CBBKusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Faqi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray...

Waa kuma hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Aayatullah Cali Khameney?

0
Isniin 23, June 2025 {CBB Aayatullah Cali Khameney waa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan, waana mas’uulka dhinaca maamulka ugu sarreeya waddankaas. Wuxuu leeyahay amarka ugu...

Muxuu ahaa Qoraalka ee Ilhaan Cumar Baraha Bulshada ka saartay oo...

0
Isniin 23, June 2025 {CBB}Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan Goongareeska Maraykanka ayaa lagu qasbay inay tirto qoraal ay ku baahisay baraha bulshada oo ku...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe