editor
Madaxweyne Erdogan oo soo saaray digniin ku socota ‘Israa’iil.
Talaado 17, June 2025 {CBB}Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa’iil...
Dowladda Soomaaliya oo gashay heshiis lagu horumarinayo kalluumeysiga Soomaaliya.
Talaado 17, June 2025 {CBB}Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya,...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {17.6.2025}
Talaado 17, June 2025 {CBB}-Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
SSC Khaatumo oo soo bandhigeysa eedeysanayaal kufsi wadareed geystay.
Talaado 17, June 2025 {CBB}WAR SAXAAFADEED KASOO BAXAY BOOLISKA SSC KHAATUMO WAXAA LAGU YIRI
Ciidanka booliiska SSC-Khaatumo, wuxuu warbixin hordhaca la wadaagayaa bulshadda taasi oo...
Wadamada G-7 oo soo saaray war-murtiyeed la xiriira xaaladda Bariga Dhexe.
Talaado 17, June 2025 {CBB} Wadamada loo yaqaano G-7 oo shir uga socda magaalada Alberta ee dalka Canada ayaa soo saaray war-murtiyeed wada jir ah....
Xuska Maalinta Caalamiga ah Carruurta Afrika Oo Baydhabo lagu qabtay.
Isniin 15, June 2025 {CBB}Munaasbadaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska maamulka Kooonfur Galbeed Ayaa waxaa lagu xusey Maalinta Caalamiga...
Telafishinka Iran oo dib hawada ugu soo laabtay kadib duqayntii Israa’iil...
Isniin 15, June 2025 {CBB} TV-ga qaranka Iran ayaa hadda dib ugu soo laabtay baahintiisa tooska ah ka dib markii uu hawada ka baxay muddo...
Madaxweyne Erdogan: ‘Israa’iil qatar ayay ku tahay amniga gobolka loomana dulqaadan...
Isniin 15, June 2025 {CBB} Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa’iil...
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Shiik ” Albaabka wadatashiga iyo Wadahadalka waa Furan yahay”
Isniin 15, June 2025 {CBB}
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka,...
Horjoogihii ururka Daacish oo ka baxsaday Deegaanda Puntland.
Isniin 15, June 2025 {CBB}Gen. Maxamuud Axmed Faadhigo Afhayeenka howlgalka Hillaac, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in xogo ay ka heleen sirdoonka caalamka ay...












