editor
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo Gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Sabti 15, March 2025 {CBB} Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka...
Trump oo wadamo ay ku jirto Soomaaliya ka mamnuucay Dalkiisa.
Sabti 15, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray ‘liiska qabyo-qoraalka ah’ ee dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u...
Itoobiya oo ku eedaysay kooxda TPLF ineey xiriir la leeyihiin ciidamo...
Sabti 15, March 2025 {CBB} Xukuumada Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ku eedaysay mid ka mid ah garabyada kooxda TPLF in uu xiriir iyo wada...
Kooxda AS oo weerar culus ku qaaday Gobolka Shabeelada Hoose.
Sabti 15, March 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku...
Mareykanka oo ceyriyay safiirka Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington.
Sabti 15, March 2025 {CBB} Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Duqa Garoowe “Sharciga ayaa la horgeynayaa Ninkii xirnaa dharka ciidanka ee...
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB}Duqa Magaalada Magaalada Garoowe Cabdulqaadir Maxamed Geedi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maxkamad lasoo taagayo Askari ku labisan...
Ciidamada Amniga oo soo afjaray weerarkii Kooxda AS kusoo qaaden Baladwayne.
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan...
Horjoogayaal ka tirsan kooxda AS oo lagu dilay Duqayn ka dhacday.
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} War-saxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay sargaal sare...
Dowladda Soomaaliya oo waddo qorshe ay saldhig milatari ku siinayso dalka...
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe culus oo ay saldhig milatari ku siinayso dowladda Masar, si tababar loogu siiyo ciidamada...
TIGRAY oo qabsatay dhowr magaalo iyo Itoobiya oo Dagaal culus dib...
Arbaco 12 ,March 2025 {CBB} Hal maalin kadib markii Getachew Reda uu shaqada ka joojiyay saddex sarkaal oo sare oo taageersan garabka TPLF ee uu...













