editor
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Magaalada Dubia Kaga Qeyb galay Shirka Hey’adaha...
Isniin 10-02-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay Shirka Sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda dalalka Carabta,Qeybta Horumarinta...
Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay...
Axad 09-02-2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada...
Sawiro;-Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidamadii Kusoo Dhaawacmay Hiiraan
Axad 09-02-2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo...
Maxay Ka Wada Hadleen Soomaaliya Iyo Talyaaniga ?
Axad 09-02-2025 {CBB} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Dowladda...
Axad 09-02-2025 {CBB} Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socda Dowladda Norway, oo...
Hal-abuure Asad Xaajiyoow Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wasaaradda Qoyska
Axad 09-02-2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hal-abuure Asad Xaajiyoow oo ka...
Wasiir Fartaag Oo Sheegay In Dagaalka Ka Socda Buuraha Calmiskaad Aysan...
Sabti 08-02-2025 {CBB} Wasiirka Aminga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo maanta qeyb ka ahaa Shir jaraa’id oo dhowr kamid ah Wasiirada Xukuumada...
Doowladda oo Sii Daaysay lammaane ku eedeysana in ay ka tirsanaayeen...
Sabti 08-02-2025 {CBB} Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sii deysay Xafso Maxamed Macalin iyo Abshir Aadan Maxamed oo ah lammaane ku eedeysana in ay ka...
Ilhaan Cumar “Donald Trump & Elon Musk waxa ay ku ciyaarayaan...
Sabtii 8, Feb 2025 {CBB}Xildhibaan Ilhaan Cumar oo aad u mucaaradsan siyaasadda Madaxweynaha Dalka Maraykanka ayaa soo jeedisay in gacan adag lagu qabto Donald...
Madaxweynaha Soomaaliya oo u safray Daarusalaam Tanzania
Jimco 7, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Duhurnimadii maanta Magaalada Kampala kula kulmay dhiggiisa Uganda Yoweri Musevani ayaa usii...













