Home WARARKA MAANTA Kulan ay yeesheen Masuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed...

Kulan ay yeesheen Masuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta Beelaha ay iskala tirsan yihiin matalaadda

42
0

Axad   08, Sept 2024 {CBB}Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Husein Hasan Adaawe ayaa kulan laqaatey qaar kamid ah siyaasiyiinta Beelaha ay iskala tirsan yihiin matalaadda Dowladda Koonfur Galbeed.

kulankaas oo lagu taageerayey Dowladda Koonfur galbeed sidoo kale na lagu beeninayey hadal dhawaan kasoo yeerey qaar kamid ah Odayaal iyo siyaasiyiin dhawaan sheegey inay maqan tahay xuquuqdooda gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale kaqeybgaley Masuuliyiin xilal kaladuwan kahaaya Gobolka Shabeelaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed waxaana ay sheegeen in Dowladda Koonfur Galbeed ay garab taagan yihiin sidoo kale na ay difaaci doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here