Home WARARKA MAANTA Maxay kawada hadleen Hantidhowraha JFS & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

Maxay kawada hadleen Hantidhowraha JFS & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

2
0

Talaado 7 April 2026 {CBB}

Hantidhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ay kawada hadleen fulinta heshiis is faham ah oo u dhaxeeya Maxkamadda Xisaabaadka ee Turkiga iyo Xafiiska Hantidhowrka guud.

Heshiiskaan oo la saxiixay Bishii July Sanadkii 2025 ayaa ku qotoma iskaashi la xiriira horumarinta aqoonta iyo xirfadda hantidhowrista, waxaana intii kulankaas uu socday lagu xusay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay isfahamkaan.

Hay’adda TIKA iyo Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa door firfircoon ka qaadanaya dhaqangalka iskaashigaan oo muhiim u ah horumarka & hirgelinta mabaadi’da Dowlad wanaagga iyo hufnaanta sida hadalka loo dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here