Home WARARKA CAALAMKA Iran oo war ka soo saartay wadahadalada ay la galayso Mareykanka.

Iran oo war ka soo saartay wadahadalada ay la galayso Mareykanka.

2
0

Taalado 21 april 2026 {CBB}Maxamed Bagher Ghalibaf, afhayeenka baarlamaanka Iiraan, ayaa sheegay in Tehran aysan aqbalin “wadaxaajoodyo hanjabaado la socda”.

 

Qalibaf ayaa qoraal uu ku qoray barta X ku yiri: “Isagoo go’doon soo rogaya oo jebinaya xabad joojinta, Trump wuxuu doonayaa inuu miiskan gorgortanka u rogo miis is-dhiibis ah ama uu qiil u sameeyo dib u hurinta dagaalka, sida uu u arko inay ku habboon tahay”.

 

Madaxa kooxda wadaxaajoodka Iiraan ayaa yiri: “Ma aqbalno wadahadallo wata hanjabaado, labadii toddobaad ee la soo dhaafayna waxaan isu diyaarinaynay inaan muujinno kaarto cusub oo dagaalka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here