Khamis May 27, 2026 {CBB}Baydhabo, Soomaaliya 28, May, 2026: Musharaxa Madaxweynaha urur siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo kulan qado sharaf iyo is-xogwareysi ah ugu sameeyey Xildhibaanada ururka JSP ee dhawaan ku soo baxay doorashadii ka dhacday deegaanada Koonfur Galbeed.








