Sabti 30, May 2026 {CBB} Wiil iyo abtigii ayaa lagu dilay caawo Magaalada baardheere ee Gobolka gedo.
Faah faahin buuxdo lagama helin sababta keentay dilka foosha xun ee caawa ka dhacay Dagmada Baardheere.
Raggii dilka gaystay ayaa lagu guuleystay in la qabto sida ay sheegeen dad goobjoog ah waxaana hada gacanta ku haayo ciidamada amaanka.







