Home WARARKA MAANTA Sawiro;- Dowladda Soomaaliya oo Tababar uga Furtay Baydhabo Boqolaal Askari. WARARKA MAANTA Sawiro;- Dowladda Soomaaliya oo Tababar uga Furtay Baydhabo Boqolaal Askari. By editor - June 1, 2026 2 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Isniin 1, June 2026 {CBB Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Tababar uga Furtay Magaalada Baydhabo Boqolaal Askari Taliyaha Milatariga Soomaaliya ayaa Baydhabo tababar ugu furay ciidan ay yeelan doonto Koofur Galbeed Soomaaliya.