Talaado 9 June 2026 {CBB}Baydhabo – Labada musharax ee u taagan xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Dr. Cabdicasiis Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa shaaciyay inay cabasho rasmi ah u gudbiyeen Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, iyagoo ka dalbaday in la mamnuuco in taleefannada gacanta lala galo hoolka ay doorashadu ka dhacayso.
Home WARARKA MAANTA DEG DEG: Musharaxiinta madaxwayne Koonfur Galbeed, Shariif Xasan iyo Cabdicasiis Jawaari oo...







