Home WARARKA MAANTA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar

1
0

Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaas.

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay in xarrig jarka Mashaariicda kaddib kulamo halkaas ka samayn doonna.

Magaalada Jowhar waxaa laga hirgeliyay Mashaariic kala duwan sida dhismaha Waddooyin iyo qaar kamid ah Xarumaha Dowlad-Goboleedka HirShabeelle, waxaana haatan lagu wadaa in si rasmi ah loo xarrig jaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here