Home WARARKA MAANTA Dowlada Hoose Degmada Bardaale Oo Olole Nadaafadeed ka Sameysey Wadooyinka.

Dowlada Hoose Degmada Bardaale Oo Olole Nadaafadeed ka Sameysey Wadooyinka.

22
0

Sabtii  19-Oct- 2024 {CBB}Iyadoo la ilaalinayo Bilicda Degmada Bardaale ayaa Dowladda Hoose ee Degmada Bardaale Olole Nadaafadeed ka samaysay Wadooyinka kala duwan Magaalada iyagoo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee Bulshada si kor loogu qaado Nadaafada iyo Bilicda Degmada.

Ololahan Nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb-galay Xogayaha Dowladda Hoose Degmada Bardaale iyo Ururka Haweenka, Maadama Nadaafadu ay Muhiim tahay, Bulshaduna ay tahay in laga qeyb galiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here