Home WARARKA MAANTA Kulan Looga hadlaayey dar-dargelinta Howlaha Maamulka Oo lagu qabtey Xudur.

Kulan Looga hadlaayey dar-dargelinta Howlaha Maamulka Oo lagu qabtey Xudur.

137
0

Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Gudoomiyaha Degmada xudur iyo xubnaha maamulka ayaa kulan la qaatey madaxda hayada MARDO ee Xudur waxaana kulana uu ahaa mid looga arinaanaayey Sidii loo hormarin lahaa Adeegyada Bulshada ee degmada loona tayey lahaan Guud ahaan wada Shaqeynta Maamulka Iyo Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here