Home WARARKA CAALAMKA DFS oo wada abaabulka howlgallada ka dahnka ah AS.

DFS oo wada abaabulka howlgallada ka dahnka ah AS.

1
0

jimco 10 July 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay abaabulka holwlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug, HirShabeelle iyo Koofur Galbeed, waxaana la diyaariyay ciidankii fulin lahaa howlgalkaas.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi oo tagay Degmada Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ciidamada iyo saraakiisha kumaandooska Gorgor kula dardaarmay in ay diyaar u noqdaan gulufka colaadeed ee ka dhanka ah ‘AS’

Axmed Fiqi ayaa ciidamada ku bogaadiyay difaaca ay uga jiraan ‘AS’ iyo diyaargarowga weerarrada ay doonayaan in ay ku qabsadaan deegaannada ay haatan ku sugan yihiin, waxaana oo xoojiyay dedaalladaas hadda socda.

Shacabka ayuu xusay usoo gudbiyaan ciidamada qalabka sida xogaha sahayda u gudbaysa ‘AS’ isaga oo tilmaamay in ay soo qabteen Tiro Ari ah oo Dadkii lahaa looga qaaday Zako ahaan sida uu hadalka u dhigay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here