Home WARARKA MAANTA Maamulka Degmada Waajid ayaa Shirka Amniga

Maamulka Degmada Waajid ayaa Shirka Amniga

26
0

Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Guddomiye Ku Xigeenka Degmada Wajid Mukhtar Ahmed Awdhere Ayaa Guddoomiyey Shirka Todobadlaha Amniga, Shirka Waxaa Ka Soo Qayb Galay Lamaha Amniga Magaalada Waajid Oo Isugu jira Sarakiisha ciidanka Milliteriga,Boliiska Iyo Nabadsugida.

Sidoo kale Shirka Waxaa lagu farey inay gutaan waajibaad kooda ku aadan amniga horjoogeyaasha Xafdaha Iyo Kamamka Magalada Wajid.
Shirka Inta Uu Socoday Ayaa diirada Lagu Saaray Amniga Gudd Ee Degmada Waajid Iyo Degaanada Ku hareeraysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here