Home CIYAARAHA Xulka Spain oo qaadday Koobka Adduunka 2026. kadib karkii hal iyo ebar...

Xulka Spain oo qaadday Koobka Adduunka 2026. kadib karkii hal iyo ebar kaga adkaatay Xulka Argentina.

18
0

Isniin 20 July 2026 {CBB}Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu 1-0 kaga adkaaday xulka qaranka Argentina ciyaartii kama dambaysta ahayd ee lagu ciyaaray garoonka New York New Jersey Stadium.

Kulanka ayaa ahaa mid aad u adag oo xamaasad badan, waxaana goolka guusha Spain la dhaliyay waqtiga dheeriga ah.

Guushan ayaa u suurtagelisay Spain inay ku guuleysato koobkeedii labaad ee Koobka Adduunka, iyadoo markii ugu horreysay ku qaaday sanadkii 2010. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here