Axad 27-Oct- 2024 {CBB}Wasaarada Arrimaha Gudaha kg ayaa maanta magaalada Baraawe ku soo gabagabeysey Doorashada qaar kamida xubnihii ka maqnaa golaha deegaanka Degmada ayadoona xubnaha cusub maanta loo dhaariyey xilka.
Munaasabada lagu dhaarinaayey waxaa kasoo qeybgaley wasiirada wasaaradaha Amniga iyo Arimaha Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed xildhibaano katirsan BJFS Maamulka Degmada gudoomiyaha maxkamada iyo masuuliyiin kale.







