Home WARARKA MAANTA Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Amniga Dalka.

Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Amniga Dalka.

1
0

Jimco 24 July 2026 {CBB}Qunsuulka Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa, oo uu weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaayay dardargelinta iyo dhammaystirka hawlaha geedi socodka kala-guurka amniga dalka, waxaana Kulanka uu ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta geeddi-socodka kala-guurka amniga, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo saaxiibbada caalamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here