Home WARARKA MAANTA Natiijada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Natiijada Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

2
0

Isniin 10 Aug 2026 {CBB}Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaddib doorasho ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.

Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa helay 142 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir Daada, uu helay 30 cod. Sidoo kale, 2 cod ayaa hallaabay.

Natiijada doorashada waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqday Guddoomiye Sacdiya Yaasiin.

Doorashadan ayaa muujisay taageerada ballaaran ee uu ka helay xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoo si gaar ah codadka ka yimid deegaanada Bay iyo Bakool ay door muuqda ka qaateen guusha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here