Home WARARKA MAANTA Wasaaradda Waxbarashada XFS oo maanta shaacidoonto Imtixaanka Dugsiga Sare

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo maanta shaacidoonto Imtixaanka Dugsiga Sare

2
0

Sabti 15 Aug 2025 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/26 iyada oo qaban-qaabada arrintaas ay socoto.Time & Calendars

Wasaaraddu waxa ay shaacin doontaa tirada Ardayda gudubtay, kuwa dhacay, Gabdhaha, Wiilashada, kaalmaha koowaad, labaad & Saddexaad iyada oo la abaalmarin doonno Ardaydaas kaalmaha hore gashay sida xogaha la helayo ay sheegayaan.

Arday, Waalidiin, Macallimiin & Dugsiyada ay wax ku barteen ayaa sugaya natiijada Ardaydaas waxaana socda indhaha lagu haya dhaqdhaqaaqa ka socda dhinaca Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here