Home WARARKA MAANTA Amiirkii Kooxda AS u qaabilsanaa Magaalada Jowhar oo La dilay.

Amiirkii Kooxda AS u qaabilsanaa Magaalada Jowhar oo La dilay.

1
0

Sabti 15 Aug 2025 {CBB}Hay,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa Sheegtay in ay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo 25 KM u jira magaalada Jowhar ku dishay sagaal Xubnood oo ka tirsanaa AS kuwaas oo uu kujiro Amiirkii Kooxda U qaabilsanaa Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here