Home WARARKA MAANTA DFS oo beenisay in la duqeeyay Guriga Taliye Shub

DFS oo beenisay in la duqeeyay Guriga Taliye Shub

7
0

Jimco , September 4, 2026 {CBB}War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in duqayn loo adeegsaday qaraxa ka dhacay guriga taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo dhaawac kasoo gaaray.Download Interactive Maps

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in waxa dhacay ay ahaayeen qaraxyo ka dhashay walxo halkaas lagu diyaarinayay sida ay hadalka u dhigtay sidaasina ay ku ogaatay baaris amni oo ay ku samaysay arrintaasi.

Burbur xooggan ayaa gaaray guriga uu Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo uu ka degenaa Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan halka dhaawac kasoo gaaray qaraxaas looga daweynayo mid kamid ah goobaha Caafimaadka Degmadaas.

 

Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Dowladda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here