Home WARARKA MAANTA Kulan Khilaaf Xalin ah Oo lala yeeshay Odeyaasha Gobolka Bakool.

Kulan Khilaaf Xalin ah Oo lala yeeshay Odeyaasha Gobolka Bakool.

16
0

Talaado 19, Nov 2024 {CBB}Wasiiro Katirsan Dowlada KGS oo ay Kamid yihiin Wasiirada Amniga ,Cadaalada iyo Arimaha Diinta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa kulan wadatashi ah layeeshey Ururada Bulshada rayidka,Odayaasha Dhaanka,dhalinyarada iyo Haweenka Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

+5
All reactions:

Maxamed Wardi, Hussein Mohamed DahirĀ andĀ 29 others

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here