Talaado 19, Nov 2024 {CBB}Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bulshada ugu baaqey ilaalinta Wadooyinka cusub ee lagu sameeyey dib u dhiska iyo dib u dayactika ee ku yaala Baydhabo
Maamulka ayaa sheegey in ilaalinta wadooyinka ay waajib ku tahay qofkasta oo muwaadin ah taasi oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka