Home WARARKA CAALAMKA Golaha Ammaanka oo kordhiyay Cunaqabaynta hubka ee saaran Gobolka Daarfuur

Golaha Ammaanka oo kordhiyay Cunaqabaynta hubka ee saaran Gobolka Daarfuur

4
0

Sabtii 12, Sab 2026 {CBB}15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo cunaqabataynta hubka ah eesaaran Gobolka Daarfuur ee Dalka Suudaan.

Xubnaha codeeyay ayaa dhagaystay Warbixin ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee laga soo uruuriyay Gobolka Daarfuur oo horay uga dhaceen xadgudubyo hub loo adeegsaday.

Maraykanka ayaa gadaal ka riixaya in guud ahaan cunaqabayn la saaro Suudaan inkasta oo arrintaas ay ku socoto qiimeyn lagu sameynayo soo jeedintaas.

Kooxda RSF ee garabka ka heleysa Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa xasuuq ka gaysatay Magaalada Alfaashir ee Gobolka Daarfuur iyada oo arrintaasi ay sababtay in cunaqabayn hubka ah la saaro Gobolkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here