Home WARARKA MAANTA Hogaamiye Aadan Madoobe: “AS ayaa nala soo xiriirtay, balse waan diidnay inaan...

Hogaamiye Aadan Madoobe: “AS ayaa nala soo xiriirtay, balse waan diidnay inaan dagaalka joojino.”

0
1

Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}Hogaamiya  Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe, ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay xiriir la soo sameysay, iyagoo u soo bandhigay in labada dhinac ay joojiyaan dagaalka.

Hogaamiye Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu si cad u diiday soo jeedintaas, isaga oo xusay inuusan marnaba aqbali karin heshiis uu u arko khiyaano uu ku sameeyo shacabka uu hoggaamiyo.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay inuu go’aankiisa ku adkeystay, isla markaana uusan ka tanaasuli doonin dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Hoos Ka Daawo  Muqaalka

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here