Home WARARKA MAANTA Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Gaadiidka Badda.

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Gaadiidka Badda.

2
0

Isniin 23 Nov 2026 {CBB}Danjiraha Safaaradda JFS ee Dalka Sacuudiga Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan ayaa maanta kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Careebiya Eng. Fawaaz Al-Suhli.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo wax wada qabsiga, gaar ahaan isku socodka gaadiidka Badda ee labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here