Khamiis 26 Dec 2024 {CBB}Waxaa manta ku began sanad guurada labaad ee warbaahinta codka bay iyo bakool ayadoona ay u tahay sanadkii labaad oo ay si xiriir ah uga shaqayso deegnaada koonfur galbeed
Aas aaskeeda ayaa ahaa 26 deceber 2023 ayadoona ay intii hawada ku nirtay ay qayb qaadatay barnaajiyo hal abuur ah wax tarna u lehnu bulshada ku dhaqan deegaanka
Warbaahinta Codka bay iyo bakool ayaa waxaa si wayn loogu xasuusta iney qayb ka aheed warbaahinadii sida wayn ugu shaqeeyey soo bandhigista waxyeeladii ay geesteen roobabkii iyo daadadkii elnino 2023 oo ay markaasi u aheed sanadkii kowaad
Hadaba qaar kamid ah shaqalaha ka howlagala warbaahinta oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa hambalyo ku aadan sanad guurada hawada u maryeen dhagaystyaashooda ayagoona ugu hambalyey sanadguurada labaad ee warbaahinta
Ugu damabayn muxdiin xasan maxamed xusni oo ah madax guud ee warbaahinta codka bay iyo bakool ayaa waxaa uu asna dhankiisa hambalyada la wadaagay dhagaystayaasha raadiyaha iyo dawadayasha tvga iasagoona dhanka kale wariyaasha ku dhiira galiyey howsha wanaagsan oo ay bulshadooda u hayaan
Warbaahinta codka bay iyo bakool ayaa kamid ah warbaahinada ugu faca wayn deeganada koonfur galbeed gaar ahaan magalada abdyabo ayadoona af iyo adinba u noqotay dadka aan hadalookda la maqal







