Khamiis 2 Jan 2025 {CBB} —Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa dhaariyey Xubno cusub oo ka tirsan Golaha Wasiirada KGS oo Dhowaan soo magacaabey Madaxweynaha DKGS Mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Munaasbaadda dhaarinta Waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Dowladda KOonfur Galbeed .





