Home WARARKA MAANTA Wasaarada xanaanada xoolaha koonfur galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furtey kulan...

Wasaarada xanaanada xoolaha koonfur galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furtey kulan ku saabsanaa ololaha daaweynta xoolaha.

86
0

Jimco 3 Jan 2025 {CBB} —Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuca Ololaha Daaweynta Xoolaha kaas oo uu socon doono Mudo 26 Maalmood ah laguna gaari doono 50 kun oo Neef iyo 25 kun oo qoys.

Daahfurka Mashruuca ayaa waxaa ka qeybogalay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed, Wakiilo ka socodey Hay’adda Save the Childreen iyo qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here