Home WARARKA MAANTA Wasiirka amniga XFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baqdaad ee...

Wasiirka amniga XFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq

91
0

Isniin 13` Jan 2025 {CBB} —Sidoo kale, safarka wasiirka iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga iyo la dagaalka ka dhanka Al-shabaab.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdigiisa ayaa la filaayaa in ay kulmo la yeelan doonaan mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here