Home WARARKA MAANTA Dood ku saabsan Helitaanka Nidaamka Cadaaladda Bulshada Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

Dood ku saabsan Helitaanka Nidaamka Cadaaladda Bulshada Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

54
0

Jimco 24,Jan 2025 {CBB}Doodan ayaaa looga hadlay Helitaanka Nidaamka Cadaaladda Bulshada gaar ahaan dadka la takooro kuwa aan awoodin dhaqaale ay Qareen ku qabsadaan marka ay dhibanayaal u yihiin dadka kale si gaar ah Haweenka la kulmo Xafgudub lidi ku ah Sharafkooda iyo Noloshooda

Sheekh Maxamed Abdirahmaan Oo kamid ah Culimada Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay waxay diinta ka tiri dulmiga loo geysto dadka Nugul iyo sida loo Xalin karo marka ay dhibaatooyinkaas ay dhacaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here