Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Safiirka Dowlada Qadar oo xariga...

Sawiro;-Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Safiirka Dowlada Qadar oo xariga ka jaray Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo

0
38

Jimco 24,Jan 2025 {CBB} Xaafada Barwaaqo oo dhismaheeda iska kaashadeen Dowladda KG iyo Dowlada Qadar ayaa loo dhisay Qaab Casri loona dhamaystiray Adeeg Waliba oo laga helayo Xaafad hadii ay ahaan lahayd Adeegyada Aas-Aasiga ah Sida Xarumaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo Biyaha.

Munaasabada Dah-furka ayaa waxaa ka qeyb galay ku simaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda KG oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Safiirka Dowladda Qadar ufadhiya Soomaaliya iyo Marti Sharaf kale

May be an image of 6 people and text
No photo description available.

May be an image of 9 people and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 7 people and textMay be an image of 11 people

May be an image of 7 people, suit and wedding

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here