Home WARARKA MAANTA Sawirop;-Godoomiyaha gobolka Baay ayaa xilka lagu wareejiyey

Sawirop;-Godoomiyaha gobolka Baay ayaa xilka lagu wareejiyey

86
0
Jimco 24,Jan 2025 {CBB}Munaasabad uu xilka kula wareegaayey Godoomiyaha gobolka Baay mudane Cali wardheere ayaa maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlada koonfur galbeed Soomaaliya
Waxaana kasoo qeyb galey Wasiiro, xildhibaano, Agaasimiyaal, maamulka Degmada, saraakiil ciidan, odiyaasha dhaqanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
May be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and wrist watchMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, beard and people smiling

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here