Home WARARKA MAANTA Daawo;-Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Oo Xafiiska UNSOM kala hadashay Horumarinta Warbaahinta

Daawo;-Dowlad Gobaleedka Koonfurgalbeed Oo Xafiiska UNSOM kala hadashay Horumarinta Warbaahinta

77
0

Arbaco 5, Feb 2025 {CBB}Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada KG ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay madax ka socotay xafiiska UNSOM Soomaaliya, gaar ahaan qeybta arrimaha xaquuqda aadanaha .

Kulanka wasiirka iyo wafdiga hay’adaha caalamiga ah waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Wariyeyaasha Koonfur Galbeed iyo madax kale oo ka tirsan Wasaarada Warfaafinta KG.

           Hoos Ka Daawo Muqalka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here