Arbaco 5, Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada Koonfur Galbeed oo ay Diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed.
Wasiirka Haweenka Marwo Shamsa Maxamed Yarow, Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay Gaar ahaan Xafiiska Xuquuqul Insaanka ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Saxiixa Sharciga Naafada.


Daawo ;- Hoos Ka Daawo Muqalka