Talaado 11-02-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Iiman Ali Abdi ayaa Kormeerey Ceel biyoodyo laga Hirgeliyey Xaafada Cusub ee Barwaaqo Duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay
Wasiirka ayaa mid mid uWaraystay Dadkii loogu Talagalay inay ka Faidaystaan Ceelaashan Biyaha iyo sida ay uarkaan Wasaaradda Biyaha sida ay ugu Jawaabtay sidii ay uheli lahayeen biyo Nadiid ah oo ku Filan
kormeerka Wasiirka Waxaa ku Wehlinayey Agaaaimaha Waaxda Biyaha ee Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda Koonfur Galbeed Liibaan Aw Khaliif.












