Home WARARKA MAANTA Duulimaadka Diyaarada SAFE Oo Laga Dah-furey Baydhabo

Duulimaadka Diyaarada SAFE Oo Laga Dah-furey Baydhabo

104
0

Talaado 11-02-2025 {CBB}Diyaarada SAFE AIR ayaa duulimaad rasmi ah ka bilowdey Baydhabo iyo Muqdisho makii ugu horeysey taasi oo maamulka diyaaradaaasi uu sheegey in todobaadkiiba halmar imaan doonto Baydhabo

Xarigjarka Diyaarada SAFE AIR duulimaadkeeda Baydbao iyo Muqdisho waxaa ka qeybgaley maareeyahaya Garoonka SHAATI GADUUD INTERNATIONAL AIRPORT Wasiirka Wasaaradada ganacsiga iyo masuuliyiin kale oo tirsan Dowlada KGS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here