Arbaco 02, April-2025 {CBB}Isagoo hadalkiisa sii wata, wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka iyo hay’adaha ammaanka inay gacan ka geystaan sugidda amniga gobolka Bakool. Waxa uu xusay in maamulka gobolka uu dadaal ugu jiro sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha adag ee ay wajahayaan dadka deegaanka.
Maamulka Gobolka Bakool ayaa xaqiijiyay in ay wadaan qorshayaal lagu xoojinayo amniga, balse waxay sheegeen in aysan heli karin taageero buuxda oo ay uga baahnaayeen hay’adaha dowliga ah iyo kuwa caalamiga ah.
Wixii warar ah ee kusoo kordha, la soco Warbaahinta CBB.
Audio Player